(Akhriso) Khudbad aan horey loo arag oo maanta C/wali Gaas uu si kulul ugu weeraray Muuse Biixi

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyay kalfadhiga Baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay colaada Gobolka Sool, isagoo sheegay in Puntland lagu soo qaaday. Akhriso khudbadii madaxweyne Gaas uu kaga hadlay arrimaha gobolka Sool. Mudanayaal, Maanta waxaan ku jirnaa dagaal mana aha dagaalkaan la ina kusoo qaaday mid la mid ah kuwii aan … Continue reading (Akhriso) Khudbad aan horey loo arag oo maanta C/wali Gaas uu si kulul ugu weeraray Muuse Biixi